Maraykanka oo uga digay Madaxweyne Deni Weerar uu ku qaado Ciidamada PSF

The chargé d’affaires at the U.S. Embassy in Mogadishu spoke twice with Mr. Deni, pressing him to find a peaceful way out of the impasse, according to a senior U.S. diplomat in Mogadishu.

“Generally we are urging that forces of any sort in Somalia refrain from getting involved in politics,” the senior U.S. diplomat said. “We urge all security forces to focus on fighting violent extremist organizations like al-Shabaab and ISIS-Somalia.”

Sii hayaha safaaradda Mareykanka ee Muqdisho,ayaa labo jeer la hadlay Mr. Deni, isagoo ku cadaadiyay in uu helo waddo nabadeed oo uu kaga baxo xiisadda taagan”Sida laga soo xigtay Sarkaal sare oo ka tirsan Safaarada Maraykanka ee Muqdisho.

“Guud ahaan waxaan ku boorrinaynaa in ciidamada qayb walba oo ka mid ah ay ka fogaadaan ku lug lahaanshaha siyaasadda diiradana saaraan la dagaallanka Ururada xagjirka ah ee rabshadaha sida al-Shabaab iyo ISIS.”Ayuu ku yiri Sii hayuhu Madaxweyne Deni.

Sidoo kale Mareykanku,waxuu issimada u cadeeyay ka hor intaysan soo saarin go’aankoodii in ay Qalabkooda qaateen, muddo kahor,waxii harayna ay siiyeen Agaasinka PSF, oo cadow badan leh,sidoo kale waxay uxaqiijiyeen Isimada in uu jiro dhaqaale PSF ka maqan oo Jen. Maxamuud Diyaano isagu bixiyay.