Midowga Musharaxiinta oo ku dhawaaqay Shirweyne Wadatashi

Golaha Midowga Musharraxiinta,ayaa shaaciyay in qaban doonaan Shirweyne Wadatashi oo ay kasoo qayb geli doonaan dhammaan qaybaha kala duwan ee Bulshada.

War-Saxaafadeedkaan,ayaa sidoo kale lagu sheegay in la magacaabi doono 2-Guddi oo kala ah..

1.Guddiga Qabanqaabada Shirweynaha.

2.Guddiga Amniga Shirweynaha.

Halkan ka akhriso:-