Video:-Cumar Cabdirashiid oo ka hadlay arinka PSF

“Somalida Caqligeeda,ayaad la yaabaysaa Nin Dhulka jiifa oo Feer Cirka utuurayay ayay ku leeyihiin Qabkii buu soo celiyay”Ayuu yiri Cumar .

Sidoo kale,waxuu ku baaqay arinka PSF in lagu xaliyo wada xaajood ayna agaydba in ay mar hore noqdaan Ciidan heer Fadaraal ah oo la dagaalanka argagixisada ah,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka