Video:-Furista Ururada Somaliland ma mudo kororsi dad ban baa?

Go’aanka furista Ururrada siyaasiga ah ee ay Somaliland ku dhawaaqday ma waxa ay uga dan leedahay Muddo kordhin Madaxweynaha loo sameeyo ?

Dooda Mucaaradka,ayaa ku qotonta in xiligan waxa loogu soo aadiyay furida Ururada ay tahay Muuse oo xaqiiqsaday in looga adkaanayo Doorashada miiska saaran haduu saxiixo,taa badalkeedana raba in uu mudo kororsi ku badasho.

Qodobka furashada Ururada,ayuu Muuse Biixi kal hore diiday in uu saxiixo oo dib ugu ceshay Baarlamaanka oo markaas ogolaaday una soo gudbiyay Madaxweynaha.

Saleebaan Koorre Wasiirka Warfaafinta Maamulkaas,ayaa ku dhawaaqay go’aanka furashada Ururada.

Halkan ka daawo muuqaalka Koore oo arinkaas ku dhawaaqaya