Video:-Gudoomiyihii Xiriirka Kubada Cagta oo shaqadii laga joojiyay

Xiriirka Kubada Cagta oo shaqada ka joojiyay Gudoomiyaha xiriirka Kubada Cagta Cabdi Qani Siciid Carab.

Waxaa Warbaahinta lahadlay Xoghayaha xiirirka Kubada Cagta Yuusuf Muxyudiin.

Halkan ka daawo muuqaalka