Waa sidee xaalka Madaxweyne Deni maalmihii udanbeeyay?

Madaxwryne Deni albaabada,ayuu xirtay 5-tii Maalmood ee udanbeeyay.

Qofna magalo Madaxtooyada oo xataa Ciidamada ilaalada qaar,ayaa la fasaxay.

Waxaa jira Fariimo tiro beel ah oo uga imaanaya Beesha Caalamka Madaxweynaha oo ku aadan Arinka PSF,kuwaasoo uu ka qaaday Madax xanuun weyn.

Sidoo kale Madaxweynuhu Dawooyin,ayuu qaataa muhiim ah waliba xiliyada xaaladahan oo kale ay lasoo darsaan.

Dhanka kale Xamar,waxaa gaaf wareegaya Maxamuud Shido oo albaabadii ay ka furi waayeen Musharaxiintii Muqdisho.

Maxamuud,waxuu ku sheekeeyaa waxaan hordhac u ahay Olalaha Deni ee Madaxweynaha Fadaraalka.