FILSAN: “ITOOBIYA KA AQBALI MAYNO INAY MAQAAR SAAR DAMBE NOO KEENTO”

“Siyaasada Itoobiya waxaan ka gaadhay jaran-jaradii ugu sarreysay.Arrimo qadiyada Soomaliyed la xidhiidha ayaan uga tagay xilkaygi,waxayna igu kaliftay inaan dadkeygii dib ugusoo noqdo.”

“Kolba inaan sugno wixii adeer-keen uu inoo yeedhiyo,ama maqaar saar naloo keeno ayaan-darro ayaan u arkaa.Itoobiya ka aqbali mayno inay maqaar-saar dambe noo keento”

Waxaa siddaas tidhi Filsan Abdi,oo horay usoo martay wasiirka haweenka,iyo dhalaanka Itoobiya,kana hadlaysay shir ka qabsoomay Nairobi.

Vos-tv.