Baqdin ka jirta Caawa Bosaso!!

Caaway Bosaso,waxaa ka jira baqdin xoog leh.

15-km,ayey usoo jiraan Alshabaab,waxayns baareen Gawaari Safar ahayd.

Maalmihii lasoo dhaafay,waxaa jiray fariimo soo gaarayay laamaha amniga Puntland oo sheegayay khatar ka imaanaysa argagixisada.