Waa sidee xaalka Puntland Ee Todobaadkan?

Guud ahaan Puntland waa degan tahay Dadkuna maaraynta Noloshooda ayay ku mashquulsan yihiin.

Laba culays,ayaa xiligan taagan,kuwaasoo kala ah…

1.Mushahaarkii shaqaalaha rayidka iyo Ciidanka ee Bishii hore oo aan weli la qaadan,iyadoo Bishana ay hada 16-marayso.

2.Dhaq-dhaqaaqa argagixisada,ayaa jira,gaar ahaan Buuraha Bari,waxaana xogihii ugu danbeeyay sheegayaan in lagu arkay Laag.

Dhanka kale Wada xaajood si luud ah usocday oo ku aadanaa arinka PSF oo ay wadeen haldoor iskood isku xilqaamay,ayaa iska soo afjarmay.