Maleeshiyada Al-shabaab oo qabsaday magaalada Ceel-dheere

Wararka laga helayo magaalada Ceel-dheere ee gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in malayshiyada Al-Shabaab ay la wareegeen deegaanka Ceel-dhee ee gobolka Galguguud oo Dhuusamreeb u jirta 30KM.

Saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda oo VOA ay la hadashay ayaa u sheegay in malayshiyada Al-Shabaab ay gudaha u galeen deegaanka, islamarkana ay bur-buriyeen xarumihii maamulka Iyo ciidanka ee ku yaalay Ceel-dheere, kadib markii qarax ay ku xireen.

Majirin wax iska horimaad ah oo deegaanka ka dhacay, sida uu VOA u sheegay mid ka mid ah dadka deegaanka oo sabab amni magaciisa aan u qarinay.

Wararka laga helayo magaalada Ceel-dheere ee gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in malayshiyada Al-Shabaab ay la wareegeen deegaanka Ceel-dhee ee gobolka Galguguud oo Dhuusamreeb u jirta 30KM.

Saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda oo VOA ay la hadashay ayaa u sheegay in malayshiyada Al-Shabaab ay gudaha u galeen deegaanka, islamarkana ay bur-buriyeen xarumihii maamulka Iyo ciidanka ee ku yaalay Ceel-dheere, kadib markii qarax ay ku xireen.

Majirin wax iska horimaad ah oo deegaanka ka dhacay, sida uu usheegay mid ka mid ah dadka deegaanka oo sabab amni magaciisa aan u qarinay.