Maxaa looga xaajooday Shirka Todobaadlaha ah Ee Wasiirada Puntland?

Garoowe: 20 September 2021: Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Dowladda Puntland.

Kulanka oo uu ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Axmed Cilmi Cismaan Karaash, waxaa todobaadkan looga hadlay…

1.Amniga,

2.Warbixinta Gobollada Puntland.

3.Doorashadda Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Soomaaliya.