Xoogaga Tigreega oo ay ubadan tahay in ay helaan Lidka Drones-ka

Maraykanka,ayaa tijaabiyey habka tamarta sare ee leysarka hubka meel u dhow Itoobiya, Yemen & Somalia ee Gacanka Cadmeed.

Habka hubka,ayaa la sheegay in uu sidoo kale wax ku ool u yahay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn.

Goobta lagu tijaabiyay waxaa loo doortay juqraafi ahaan, cimiladeeda iyo muhiimadeeda istaraatiiji.