Maraykanka oo dib u Eegis ku samaynaya siyaasadiisa Somaliya

Maraykanku,waxuu dib u eegi doonaa Siyaasadiisa kuwajahan Somaliya.

Qodobbada dib u eegista lagu samaynayo ee muhiimada gaarka ah leh, waxaa ka mid ah.

  1. Qiimaynta diblumaasiyadda iyo difaaca Maraykanka ee Soomaaliya.
  2. Saamaynta hoos u dhaca Maraykanka,Amisom
    & joogitaanka Soomaaliya.
  3. Awooda Al Shabab & Daacish & hanjabaadooda ku wajahan dhulka & danaha Maraykanka.

Si weyn,ayaa loo dhaliilaa Siyaasada Maraykanka ee Somaliya,iyadoo lagu tilmaamo mid jahwareersan oo aan lahayn jiho rasmi ah.