Video:-Guddoomiyaha G.Mudug Oo shir gudoomiyay Shirka Amniga

Maamulka Gobolka Mudug,kan Degmada Gaalkacyo,Saraakiisha Ciidanka booliska iyo Daraawiishta iyo Gudoomiyayaasha Maxkamadaha,ayaa maantay isugu yimid shirka amniga oo looga hadlay howlgaladii ugu dambeeyay.

Sidoo kale Shirkab,waxaa looga hadlay oo go’aamo looga soo saaray arimaha khilaafaadka Dhulalka.

Halkan ka daawo muuqaalka