Wararkii ugu danbeeyay ee dagaalka Bosaso

PSF si fiican ayay iskaga difaacday weerarkii gardarada ahaa ee Aaran-jaan iyo lahaystahooda Deni.

Madaxtooyada Bosaso waxaa la wareegay Ciidanka PSF,waxaana halkaa ku geeriyooday Talyihii ilaalada Madaxtooyada.

Dhanka Xaafadaha Suweyto iyo Raxma Ciidamada PSF si buuxda ayay uriixeen Ciidankii Aaran-jaan ee Jimcaale hogaaminayay.

Hal Baabuur waa laga gubay,waxaana laga qabsaday Baabuur kale oo Shilka ah Ciidanka Aaran-jaan ee Jimcaale.

Ciidankii Bada ee dhanka Dekeda ka yimid dib baa loo jabiyay,waxaana gudaha loogu xareeyay Dekeda.

Xarunta Gobolka,ayaa ka mid ah goobaha talaabada laga qaaday oo PSF ay burhaanteedu gaartay.

Hada Xabadii waa istaagtay Ciidanka PSF ee xaq ku dirirka ahna difaacoodii ayay ku laabteen hore.

Dowladnimada Puntland ha guulaysato.

Talada Aaran-jaan ha dhacdo.