Dowlada Puntland oo si rasmi ah ugu dhawaaqday Xabad joojin

Dowladu Xabad joojin ayay ku dhawaaqday,waana soo dhawaynaynaa.

Dalka iyo Dadku Nabad bay rabaan iyo wada xaajood.

Talaabada xigta,waa Ciidamada oo lakala qaado iyo Isimada oo hawsha gala.

Guul baan urajaynayaa iyo midnimo reer Puntland.

Dowladnimada Puntland ha xoogaysato.