Gaas,Cumar iyo Faroole oo Shir jaraa’id qabtay

Waxaa goor dhawayd Nayrobi kusoo gabagaboobay Shir jaraa’id oo lagu taageerayo Xabad joojinta.

Shirka,waxaa fadhiya Masuuliyiin miisaan culus…

1.Madaxweyne Faroole.
2.Madaxweyne Gaas.
3.RW Cumar Cabdirashiid.
4.Xildhibaan Dhaashane.
5.Xildhibaan Shaaciye.

Halkan ka akhriso baaqa ay soo saareen Odoyaasha