Isimada Puntland oo loogu baaqay in aysan dib u Aaminin Deni

Fariinta aan Isimada udiraynaa,waxay tahay in aysan soo bixin oo aysan wax hawl ah oo ay galaan aysan jirin ilaa Deni Afkiisa shir Saxaafadeed ugaga dhawaaqo Xabad joojin.

Sababtoo ah waxii hada ka danbeeya lama aamini karo,mana ahan masuul laysku halayn karo warkiisa.

Saakay,ayuu soo baxay warka sheegaya in Deni uusan nabad rabin iyo wada xaajood ee uu Rasaas urursanayo dibna usoo diyaar garoobayo,Xabad joojinta uu ku dhawaaqayna ay tahay kaarto-bax.