PSF oo cagta mariyay Ciidamadii Aaran-jaan

Saakay Hiirtii Waaberi ayay Xabada soo bilaabeen Ciidamadii ay soo lugooyeen Aaran-jaan.

Dhawr jiho ayay kasoo weerar tageen oo ay kasoo galeen dagaalka.

Si degan,ayaa loogu babac dhigay oo jawaab loo siiyay.

Dhawr saac oo ay Xabadu si adag usocotay ugi danbayn waa kala carareen Ciidanada lasoo lugooyay.

2-Gaari waa laga qabtay midna waa laga gubay,Afar Askarina waa ka dhimatay rabi ha’unaxariisto.

Haatan Ciidamada PSF difaacoodii ayay ku laabteen,kuwii ay soo lugooyeen Aaran-,jaan laba jiho ayay ukala jabeen oo furxadkoodii sii maraya.

Waa ka xunahay qaxa shacabka ee Aaran-jaan barakiciyeen.