Jubaland oo bilaabaysa Doorashada

Guddiga Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SEIT ayaa Shaaciyay jadwalka qabashada doorashada 6-kursi oo kamid ah 14-kii kursi ee la shaaciyay 13/12/2021.