Deni oo mar 4-aad weerar isku diyaarinaya

Madaxweyne Deni waxa uu Urursanayaa Wasiirada Istaafyadooda iyo Tiknikadooda mar 4-aad,ayuuna rabaa in uu dagaal rido.

Maxamuud Shido,ayaa kula talinaya in uu markale gacan qaado oo waxuu leeyahay markan waa jiiri karnaa PSF oo waa jilceen,sida ilo muhiim ah noo xaqiijiyeen.

Hadii la rabo in xaaladu caadi kusoo noqoto oo shacabka dayacan Guryahooda ku soo laabtaan,waa in Madaxweynuhu Shir jaraa’id qabtaa iyo Isimada waa weyn.

Inta laga soo sheegayo Deni in uu Qaracan yahay oo Dhiigi ku karsan yahay Ciilna qabo Dadku kuma soo laaban karaan Guryahooda.

Bosaso dagaal kale ma qaadi karto ,waxayna noqon doontaa in aysan dib usoo kaban.