Madaxweyne oo qaabilay waftigii Isimada Mudug

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Isimada Gobolka Mudug oo uu hoggaaminayo Islaan Bashiir Islaan Cabdulle.