Magacyada Shaqsiyaadka loo wado Kuraasta Doorashadooda la shaaciyay Ee Jubaland

Magacyada sgaqsiyaadka loo wado Kuraasta Aqalka-hoose ee Baarlamaanka Fadaraalka lagu dhawaaqay doorashadooda ee Jubaland.

1.HOP#217 Hassan Abdi ismaaciil (Hassan Firinbi).

2.Hop#203 Hamze Abdi Bare Gudoomiyahii Doorashada.

3.Hop#082 Abdirashid Jire Qalinle,Wasiirka Madaxtooyada Jubbaland.

4.Hop#028 Cabdinuur Cali aadan.

5.Hop#134 Sahra Jaamac Ali (Sahra Qoorsheel).

6.Hop#113 Maryan Aweis Jamac (Wasiiradda Gaadiidka Vadda)

7.Hop#136 Omar Yusuf Galadiid.

8.HOP#072 Cabdirashiid Maxamed Xidig.

9.HOP#219 Rooda Carab (Jinni Boqor) ama Koojaar.