Sawiro:-Ciidamada Badda Puntland oo bilaabay daad guraynta Dadkii ka qaxay Bosaso

Iyadoo laga duulaayo Amarka Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni waxa ay ciidamada PMPF maanta guryo noqosho iyo gargaar caafimaad u sameeyeen shacabka ku barakacay tuulooyinka iyo banaanka magaalada Boosaaso.