Shirkii Golaha Wadatashiga Ee 27-ka Bisha oo ay ubadan tahay in uu dib udhaco

Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee la filayay 27-bishan inuu ka furmo magaalada Muqdisho,ayaa dib u dhac ku yimid, kaddib codsi ka yimid Madaxweynaha Puntland Saciid Deni.

Madaxweyne Deni,ayaa codsaday in la siiyo muddo todobaad ah oo lagu dhammeynayo shaqaaqadii ka dhacday Bosaso.