Video:-Muxuu ahaa hadalka Faroole Eeda usoo jiiday

Hoos ka dhagayso hadalka hadal haynta xooga leh dhaliyay ee uu bixiyay Madaxweynihii hore ee Puntland Faroole.

Waraysigan,ayuu Faroole BBC-da siiyay Maalmo kahor,waxuuna uga hadlay dagaalkii Bosaso.

Faroole,ayaa sheegay in Isimadiii Lixda ahaa ee soo saaray go’aamada ay uga dareen Xaalka Bosaso.

Halkan ka daawo muuqaalka