Gudoomiyihii xilka laga qaaday ee Doorashada oo amaro cusub soo saaray

Gudoomiyihii Gudiga Doorashooyinka ee xilka laga qaaday,ayaa soo saaray Warqad uu ku fasaxayo Kursi horay Gudigu uhakiyay.