M.xigeenkii hore Ee Puntland oo Garowe dib ugu laabtay

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee Dowladda Puntland Ahna Safiirka Dowladda Soomaaliya ee South Sudan, Mudane Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey.