Rooble oo amray in lasoo saaro Kuraasta Waqooyi Ee harsan

19-kii Kursi ee hadhsanaa Kuraasta Gobolada Woqooyi (Somaliland) oo Raysalwasaare Rooble amar ku bixiyay in la soo saaro si doorashada loo dedejiyo ayaa hadda lagu dhawaaqay.

Madaxweyne Farmaajo,ayaa xalay sheegay in Raysalwasaare Rooble ku fashilmay sii wadista geedi socodka Doorashada.