Abaabul Ciidan oo si xowli ah Xamar uga socda

Saddex Jiho ayuu hadda abaabulka Ciidan ee ka dhanka ah Farmaajo ka socdaa.

Jihada koowaad:

Wasiirka Amniga Cabdulaahi Maxamed Nuur,ayaa xirtay wadada Ceelgaab ilaa Aaga Nisa

Jihada Labaad:

Madaxweynihii hore Xasan Shiikh Iyo Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa goostay Jidkii Mariinaayo kana wada abaabul Ciidan.

Jihada Saddexaad:

Beelaha Habar-Gidir Iyo Murarsade,ayaa isku balaariyay Aaga Sayidka, Bakaaraha, 15-May. Waxaana hogaaminaya Senator Abdi-Qeybdiid Iyo Madaxweyne hore Abdikariin Guuleed, Xassan Cali Khayrre.

Xigasho:-Il xog ogaal ah.