Wasiiro iyo Xildhibaano Beesha caalamku talaabo ka qaadayso

Liiska masuuliyiin lagu eedeeyay qaska taagan oo loo gudbiyay Beesha caalamka.

Masuuliyiintan,waxaa lagu eedaynayaa in ay xataa dhex galeen oo laaluusheen Shaqaale ka tirsan Unsom,Amisom iyo EU si ay uga hor tagaan go’aamada ka dhanka ah Farmaajo ee soo baxa.

Intooda badan,waxay haystaan Dhalashooyin Shisheeye,waxaana toos ula xiriiri doona Safaaradahooda ka hor intaan la shaacin,sida xoguhu sheegayaan.

Farmaajo oo safka hore uga jira Dadka la eedaynayo,ayay ubadan tahay marka hore in baalaha laga rifo oo aan toos loo abaarin.

1.Wasiirka Maaliyada Beyle
2.Wasiirka Qorshaynta Jamaal.
3.Wasiirka Arimaha Dibada Cabdi Siciid.
4.Wasiir Balal
5.Wasiir Aadan Cismaan Qoryooley.
6.Agaasime Cabdinuur
7.Danjire Cali Fiqi
8.Xildhibaan Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi
9.Xildhibaan Cabdishakuur Cali Mire.

Jibril Qoobey.