Xildhibaankii ugu horeeyay Ee JL ku matalaya G.Shacabka oo la doortay

Xildhibaankii ugu horeeyay oo Jubaland ku matalaya Golaha Shacabka Fadaraalka oo la doortay.

Dr. Xamse Cabdi Barre ayaa loo doortay Xildhibaan Golaha Shacabka JFS ee Jubbaland.

Waxuu helay 69 Cod, halka Axmed Maxamed Maxamuud oo la tartamayey uu helay 17 cod, Waxaana xumaaday 15-Cod.