Madaxweyne Deni weli Aaran-jaan saamayn ayay ku leeyihiin

Madaxweyne Deni xataa haduu dagaal galay oo Doorashana ku jiro weli,waxuu daba socdaa Aaran-jaan.

Waxaa layslahaa wahab baa ka duulay dagaalkii Bosaso ka dhacay kadib.

Balse,waxaa muuqata in ay weli saamayntii xooga badnayd ay ku leeyihiin Nimankaas khatarta geliyay Wadanka.

Wasiirada uu Maanta magacaabay kuligood waa Dad Ragaas ku xiran oo ay keeneen.

Dijaana,ayaa ugu culus,waana Nin Niyad fiican oo shaqsiyadiisu wanaagsan tahay lkn ka mid ah Kaydka Aaran isticmaalaan markii ay waayaan Dadkale.

Madaxweyne Deni,waxaa laga sugayay isbadal kan ka badal oo macno leh.