Maxay ahayd fariinta Maraykanku gaar siiyay Farmaajo?

Fariinta la gaar siiyay Farmaajo,waxay tahay..

1.In uu joojiyo qorshihiisii inqilaab ee uu ku abuuray xaalada taagan.

2.In uusan Ciidamada u adeegsan danihiisa Siyaasadeed.

3.In uu si buuxda ula shaqeeyo Ra’isalwasaaraha.

Sidaanoo kale Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf oo ay isqabteen Ra’isalwasaarihii xiligaas Nuur Cadde,ayaa loo sheegay in uu wax walba oo qorshe ugaar ah oo uu watay joojiyo lana shaqeeyo RW.

Balse Madaxweyne Yuusuf ,ayaa fariintaas ucuntami wayday una arkay la shaqaynta Nuur Cade in aysan uqalmin,waxuuna go’aansaday in uu iscasilo.

Hadaba su’aashu waxay tahay Farmaajo ma qaadan doonaa go’aankaas mid la mid ah mise waxuu aqbali doonaa in uu Rooble hoos joogo?