Puntland oo bilaabaysa Doorashada Xildhibaanada Aqalka-hoose

Guddiga Maamulka Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed Puntland (SEIT ) ayaa ku jira shaqooyinkii u danbeeyay qabashada Doorashada Kuraasta Xildhibanaada Golaha Shacabka oo dhawaan Guddigu shaaciyay

Qabashada doorashada 10-Kursi ee dhawaan Guddidu shaacisay ayaa la hirgelindoonaa maalmaha inaku soo aadan.