Dagaal xoog badan oo ka bilowday Beledweyne.

Dagaal u dhaxeeya ciidan uu wato sarkaal lagu magacaabo Nuur Dheere oo Hirshabeele ka soo horjeeda iyo Gudoomiyaha Hiiraan ayaa Baladweyne ka socda. Dagaalku waxuu ku fiday xaafada Cilmi Loos, dhimasho iyo dhaawacna waa laga soo sheegayaa.

la soco waxii kasoo kordha.