Dowlada Somaliya iyo Midowga Afrika oo Wadajir usoo saaray Warmurtiyeed

War-murtiyeedka Wadajir ah ayay soo saareen Dowlada Fadaraalka Somaliya iyo Midowga Afrika.

Warmurtiyeedka labada dhinac wadajirka ay usoo saareen,ayaa hoosta ka xarriiqaya sida ay uga go’an tahay sare u qaadista iskaashigooda.

Midowga Afrika,waxuu Somaliya ka taageeraa arimo ay ugu waa weyn yihiin..

1.Amaanka

2.Siyaasada.

3.Dib uheshiisiinta.