Madaxweyne Axmed Madoobe oo Muqdisho ka degay

Madaxweyne Axmed Madoobe iyo wafti uu hogaaminayi,ayaa tagay Muqdisho.

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee uu iclaamiyay Ra’isalwasaare Rooble,ayuu Madaxweynuhu uga qaybgalayaa Muqdisho.