Madaxweyne Laftagareen oo kusoo biiraya Shirka Rooble iclaamiyay

Laftagareen,waxuu imaanayaa Muqdisho oo uga qaybgalayo Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee uu horay udiiday ka qaybgalkiisa.

Madaxweyne Lafta-gareen,waxaa la hadashay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka ee Arrimaha Afrika, Mary Catherine Phee.

Laftagareen oo horay usoo saaray Warqad diidma ah,ayaa cadaadis Marsykanka aegiis wax ka badalay go’aankiisii.