Video:-Golaha Wasiirada oo garab istaagay Rooble

Dhamaan Golihii Wasiirada,waa kasoo qaybgaleen Shirka,waxayna si aqlabiyad leh iskugu raaceen canbaaraynta Afgenbigii dhicisoobay.

Wasiiradii lagu xamanayay in ay ugu dhow yihiin Farmaajo,ayaa qayb ka ahaa canbaaraynta Inqilaabka,waxayna garab umuujiyeen Rooble.

Halkan ka daawo muuqaalka