Waftigii dhexdhexaadinta oo la kulmay Asad Diyaano

Ugu danbayn Ilmo Diyaano waa aqbaleen in ay hor fariistaan waftigii oo uu ku jiro Faroole.

Wiilashu waa ka cawdeen Faroole,waxayna ku doodeen ilaa Aabahood rabi ha’unaxariistee in uu colaad ku hayay.

Dowladii uu hogaaminayay Faroole,waxay kusoo duntay Ciidan,midan uu talada ku leeyahay ee ay ku shaqaystaan kooxdiisii Aaran-shaydaan sidii oo kale ayay ku dhaqaaqday.

Dood socotay maalmihii lasoo dhaafay,waxay aqbaleen Wiilashu in ay la kulmaan waftigii uu ku jiro Faroole.

Halka Madaxweyne Faroole talo qaatay isdabciyay oo uu Wiilasha niyad wanaag umuujiyay

Waftiga shaqadiisii in uu qabsado,waxaa ku noqotay caqabad la socoshada Faroole oo inta badan Bulshada reer Bari ay cuqdad iyo difaac uga jiraan.

Ilaahay mahadiis Faroole iyo reer Bari waa laysku soo dhaweeyay,hawshii PSF meel wanaagsan ayay maraysaa.