Wasiir Dubbe oo ku jees-jeesay Farmaajo

Ciyaal reer Xamarka marka ay maagayaan qof reer Gobol ah waxay dhahaan:
Wallaahi waa kaa dhex baxaa, teetaha ayaan kuu dhigaa, ilkaha ayaa ku soconee kolka ay arkaan inay xaalladdu xuntahay oo dagaalku dhab noqdo waxay dhahaan:
Xariif raalli noqo nooh, caadi iska dhig, waan ku kululaysanaayay Lee.

Balse nasiib darro xaalladdu waxay xuntahay marka qofka aad kululaynayso aanu kulaba wadayn.
Waxay sii darantahay kolka uu ka soo jeedo Mudug.

Kicin – tanaasul iyo ila heshiisiiya waa falaad
Waxaan diyaar u nahay in dalka dib loogu celiyo sharciga iyo kala dabaynta iyadoo ay doorkooda qaadanayaan haayadaha maadhaydka haysta.

Wasiir Dubbe.