Gudoomiye ku xigeenkii TPEC oo is casiley

TPEC gudoomiye ku xigeenkii ayaa isna hadda is casiley, xubnaha qaarkood,ayaa iyagana la filayaa in ay iscasilaan.