Siyaasiyiinta ku sugan Bosaso oo soo saaray Baaq Nabadeed

Baaq ayay kasoo saareen Siyaasiyiinta ku sugan Bosaso ee kawada dhexdhexaadinta khilaafka PSF.

Baaqa,ayaa soo saareen,waxuu ku wajahan yahay dagaalka Saaxo-Meygaag.

Halkan ka akhriso baaqa.