Waftigii dhex-dhexaadinta oo booqday Isimada yimid

Waftigii ka koobnaa Madaxweynayaashii Hore ee Puntland, Gudoomiyaha barlamanka Puntland, RW hore cumar Candirashid ayaa booqasho salaan ah ugu tagey Islaan Bashiir Islaan Cabdulle iyo Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaam iyo wafti ay hogaaminayeen oo Bosaso u jooga xalinta khilaafaadkii ka dhashey xiisadii PSF.