Siyaasiyiin iyo Isimo ku baxay Deegaamadii shalay colaada xun ka dhacday

Karaasha tagidiisa Saaxo-Maygaag ee Maanta wax macno ah masoo kordhinayso,sababtoo ah shalay ayay ahayd intaan xaaladu gacanta ka bixin in laga hor tago.

Saakay Madaxda tagayaa waxoodu waa dhoolatus waliba soo daahay.

Cajiib,waxaa ah Wasiirkii Arimaha Gudaha iyo kii Amniga in aan lahayn ilaa iyo hada.

Cida doorka leh waa Dhaqanka labada Beelood ee arinkan ha hakameeyaan.

Maanta,waxaa ku baxay Deegaankii colaadu ka dhacday shalay Waxgarad iyo Siyaasiyiin door ah oo ay ugu horeeyaan Masuuliyiinta Dowlada.