Alshabaab oo duulaan kusoo ah Dekeda Garacad

Ugu yaraan Maleeshiyo Alshabaab ah oo gaaraysa 240,ayaa warar lagu kalsoonaan karo sheegayaan in lagu ururshay Saldhigyada Shabaab ee Deegaamada Galmudug.

Maleeshiyadan ayay Alshabaab kasoo urursheen Deegaamada Koonfur-galbeed,Hir-shabelle iyo Galmufug Todobaadyadii lasoo dhaafay.

Alshabaab waxay qorshaynayaan oo sy Maleeshiyadan u urursanayaan in ay weeraraan Dekeda Garacad,sida xoguhu xaqiijinayaan.

Maleeshiyadan,ayaa loogu khudbeeyay in Dekeda Garacad ay tahay mid Cadow dhisanayo,gaar ahaan Itoobiya oo Ridowday.

Dhanka Dowlada Puntland si buuxda,ayaa loogu wergeliyay dhaqdhaqaaqa argagixisada Alshabaab.