Golaha Wadatashiga Qaran oo kulamo la leh Beesha Caalamka

Golaha Wadatashiga Qaran oo uu guddoominayo Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseyn Rooble, ayaa kulan la leh wakiillada Beesha Caalamka iyo Ururrada Bulshada Rayidka ah, iyadoo uu heer gebogebo ah marayo Shirka Golaha ee maalmihii la soo dhaafay ka socday Muqdisho.