Sawiradii ugu danbeeyay Ee dhismaha Dekeda Garacad

Shaqada Janbigii labaad ee Dekada Garacad ay yeelanayso,ayaa meel wanaagsan maraysa.

Sidoo kale,waxaa socota buuxinta Badda ee Qaybta Maraakiibta Kunteenarada qaada.

Garacad waa Deked Shacabka caadiga ah ay maalgashteen.