Maareeyihii Hay’ada Taya dhowrka oo shaqadii laga joojiyay

Wasiirka Ganacsiga Soomaliya ayaa shaqo joojin ku sameeyay Maareeyaha Guud ee Hey’adda Taya-dhowrka Aadan Xasan Barre, waxaana si KMG u sii heynayo xilka Maareeye Kuxigeenka Hey’adda.